Musharaxa Bobi Wine oo shaaciyey inuu ku guuleystay doorashadii Ugandha

Hogaamiyaha mucaaradka Uganda Bobi Wine ayaa sheegtey inuu ku guuleystey doorashadii madaxweynenimada, isaga oo ku gacan seyrey natiijooyinkii hore ee tirinta codadka oo Madaxweyne Yoweri Museveni uu ku horeeyo. 38 jirkan fanaanka ah ayaa loolan adag ku haya mid ka mid ah hoggaamiyayaasha ugu xukunka dheer qaaradda Afrika, oo uu kula tartamaya xilka madaxtinnimada Uganda. … Continue reading Musharaxa Bobi Wine oo shaaciyey inuu ku guuleystay doorashadii Ugandha